VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbigaa dagtoo - Lyrics

Dumaroo idil waa taan Dartaa isaga daayayoo Kuligood diray x2 Qalbigaad dagtoo Wadnahaa kuu dam- Qada x2 Waxaan doonayaa Inaan dadab galnoo Kuu dadaalo oo guri Wada dagnoo x2 Isagaoo idiidi goor Horaan daayay qalbiga Adaa dagoo wadnahay Gaa raayay inkastoon Boqolaal gacanta ku Haayay mid kula mida Dunida dumar waan Ka waayay Qalbigaa dagtoo wad- Nahaa kuu damqada Jacayl kaan kuu qabo Ma'ahan mid dhamaada That's right x2 Dunidoo idil taan ka Doortoo damac iga Galaay daran hanoqon Qalbigaa dagtoo wad-- Nahaa kuu damqada X2 Waxaan doonayaa Inaan dadab galnoo Kuu dadaalo oo guri Wada dagnoo x2 Isagaoo idiidi goor Horaan daayay qalbiga Adaa dagoo wadnahay Gaa raayay inkastoon Boqolaal gacanta ku Haayay mid kula mida Dunida dumar waan Ka waayay Qalbigaa dagtoo wad- Nahaa kuu damqada Jacayl kaan kuu qabo Ma'ahan mid dhamaada That's right x2
Queue is empty
-- / --