VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hami caashaqa - Lyrics

huqdaad igu beertaybaan beryahan la riiqmoo haraadkiina waan qaba sidii hogol hoortayoo hayaan lala sii sugaa had iyo goor ii hirtaa inaan hoy wada galnaan hankaygu tilmaamayaa hadmaad hiilinoo hamigan caashaqu idayn halyeeygaan aan jeclaayoow waan ku haybiyaayoo habeenkii ma lado jiif hubaashii ogsoonoow inaan kuu han waynahay naftuna kuu heelan tahay inaan hoy wada galnaan hankaygu tilmaamayaa hadmaad hiilinoo hamigan caashaqu idayn
Queue is empty
-- / --