VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Libiqsi - Lyrics

kuwa libiqsadiyo lugihiyo gacmaha laba maqalka suga waa laxaad midiiba mid ku ladhantahayoo la aanteed ta kale libin gaadhi karin sida ay ludiyo lugtu isku galaan ayay laacdankii laashada kalgacal lamaanaha is jecel ugu loolaman lamaanaha tirsada liiska caashaqee isku laab fayow axdigii lubigalay ig looga shidoo ma lumee isagaa liibaan hantiya
Queue is empty
-- / --