VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

labadii isdoortee aroos wada galee isu jecel aduunyada isku daacad bad tihin aayihiina khayr iyo hakaa dhigo ilaahay aqalkiinu waligiin ilaahay ha dhowree ubad baariyo wacan eebe ha idinseeyee aqalkiinu waligii aamiin aamiin labadii amaan mudan isku uur nuglaadoo kala dambeeya abid kala maarmin ban tihin aayihina khayr iyo hakaa dhigo ilaahay aqal kiinu waligin ilaahay ha dhowree ubad baariyo wacan ebe ha idin siiyeee
Queue is empty
-- / --