VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

Ayaanay waxad tahay Awlaad xalaaloo ilaahii Ku'uumaa caqli kugu Manaystoo x2 Edeb iyo xishoodkana Isir baad uleedahoo Ililaha wadnaha baa Rabi kugu abuuroo X2 Jacaylkaan abuurniyo Axdigaynu dhiganiyo Ma'ilaawo waligay Wadnahaad kutaalaa X2 Ubax deer baxayoo Udgoon kiisu badan Yahay sida loo ilwaad Sado ayaan kuu ilaal Shaa x2 Aduunka adoo kale Kuma aanan aragoo Ililaha wadnaha baa Rabi kugu abuuroo X2 Jacaylkaan abuurniyo Axdigaynu dhiganiyo Ma'ilaawo waligay Wadnahad abaartoo X2
Queue is empty
-- / --