VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nidir - Lyrics

Nafta laba wadaagoow Noole iska doortoow Nolosha u siidoow 2× Niyada iska aaminay Waataynu noqonoo Isku qaadnay libidkee 2× Nacbkaagu yaanu Kugu diir naxaankaa Namiimkiisa hadalkuna Huuno yaanu kula noqon Nasteexa warkiisana Ha u nisbaynin been been Nasteexa warkiisana Ha u nisbaynin been been Nasiib laba wadaagoow Midba midi u nugulyoow Nasteexa u horseedoow 2× Nabdiga iska aaminay Waataynu noqonoo Isu dhiibnay idilkeed 2× Nacbkaagu yaanu Kugu diir naxaankaa Namiimkiisa hadalkuna Huuno yaanu kula noqon Nasteexa warkiisana Ha u nisbaynin been been Nasteexa warkiisana Ha u nisbaynin been been
Queue is empty
-- / --