VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Seyga iyo sowjada - Lyrics

Saygan iyo sawjadan is helay Saygan iyo sawjadan is helay Suurada iyo quruxda badan Ilaahey siiyayoo Sad iyo calaf ma isku galay Samada laga soo aqbalay 2× Arooskii sama samee Awlaad ale siiyayoo Ahaadaan siday rabaan Guur saatir uu aqbalay Guur saatir uu aqbalay 2× Sokeeyiyo waalidiyo Walaaliyo saaxiib badan Si weynbay ugu farxeen Guurkiinan suurta galay Sacabka u garaacayaan 2× Saygan iyo sawjadan is helay Saygan iyo sawjadan is helay Suurada iyo quruxda badan Ilaahey siiyayoo Sad iyo calaf ma isku galay Samada laga soo aqbalay 2× Arooskii sama samee Awlaad ale siiyayoo Ahaadaan siday rabaan Guur saatir uu aqbalay Guur saatir uu aqbalay 2× Sokeeyiyo waalidiyo Walaaliyo saaxiib badan Si weynbay ugu farxeen Guurkiinan suurta galay Sacabka u garaacayaan 2×
Queue is empty
-- / --