VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sharaf - Lyrics

Kalgacayku deeqoow Mahuraan ku dayniyo Waa daw la wada maro 2x Waa doobin iyo dharaf Dil wanaagta mahadshoo Samo lagu daryeeliyo Dilimuhu ku dararaan 2x Dar alee sideenaa Lamanaha is doortana Dawadooda weeyee 2x Dusha sidan u saarnee Uga daali waynee Uga dhawrnay deelqaad U daadihi kalgacalkoo Ugu dhaado deeqoow 2x Kalgacayku deeqoow Naxariista dunidiyo Damal weeyi la hadhsado 2x Darajiyo waa nolol Aadmigu ku diirsado Datan iyo waxyeeliyo Xumuhu la diriraa 2x Dar alee dhigeena Lamanaha is doortana Daryeelkooda weeyee 2x Dusha sidan u saarnee Uga daali waynee Uga dhawrnay deelqaad 2x U daadihi kalgacalkoo Ugu dhaado deeqoow 3x
Queue is empty
-- / --