VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abtigeeyga xamaraa - Lyrics

siduu xidigaha u shiiqiyo nuurka dayax xambaarsani adigaa xarago dheer inta dumarka xayga ah haybadooy xul baa tahay hooya dhaqan xariiriyo mid xishoodka waxaa tahay khadra xayd ka sidatoo ku barbaarta xero nagiye xeel dheere qaran idil xafidoo iu daacadiii xilkas ahi kumuu dhalin abti geenya xamaraa abti xuural caynayeey xilo lagu badhaadhaay haduu calafku kuu xulay uu jaamac kugu xidhay hirka xubin gobeedeey ku xasila nimmciyo farax alloow guur lagu xamdiyo aloow guri lagu xasilo alloow ubad loo xishiyo awlaad idinsii xalaala
Queue is empty
-- / --