VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gayigeena - Lyrics

gaashaanka cadawgiyo caasimeedana geeskiyo kuma gabo hargeysay calankaa i guud sudhan bartii lagu gardaadshiyo burcooy kaama gam,sani gayigeena oo xora walee ayar kama gudo guud ahaan dadkiisana waligay makala guro bilic aan gaboobay gobolkii lahaa iyo sanaag maad i gaysan cilmi galalac leh goobtii laga soo guntanayiyo kama guurin boorame gayigeena oo xora walee ayar kama gudo guud ahaan dadkiisana waligay makala guro janadii galbeedkiyo gurigaan ku ababiiyo ma ilaawin gabiley golihii darwiishkiyo gumaysiga la dirikiyo kuma gooyo sooleey gayigeena oo xora walee ayar kama gudo guud ahaan dadkiisana waligay makala guro waa halkii garaadada guulahay ku deqaye buuhoodle ila garo waa goobtii diintiyo kasoo galay islaamkuye saylac yaan la gees marin gayigeena oo xora walee aayar kama gudo guud ahaan dadkiisana waligay makala guro geedkii dulqaadkiyo samo lagu guneeyiyo baligubadle ii daa taladii kalgacalkiyo garashada rugteediyo rugtii saaxil kama tago gayigeena oo xora walee aayar kama gudo guud ahaan dadkiisana waligay makala guro
Queue is empty
-- / --