VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaad ila joogin - Lyrics

Hadaanad ila joogin Agtayda ka muuqan Umalka xumadiisa Dhaayaha la ilmeeya Markaana amaanta Afkaaga ka yeedha Maqlayn eraygaaga Dartaa la ilmeeyaa Uurkiyo maankaa Kalkagacaylka astaysay Hadaan ku inshaartay Indhaha nuurkooda Ahow waligoodba Ijaabo dhexdeena Kalgacayl asiibye Arxanka nolosheena Iftiinka udaaray Ahow waligaaba Hadaan is adeecnay Ubaxna isla qaadnay Aqbalka kalgacaylka Duufaanta ayaan anahoo Waxaan istareexay Markaan aqalkeena Udubkoo udhisnoo Adkayn jacaylka Uurkiyo maankaa Kalgacaylka astaysay Hadaan ku ishaartay Indhaha nuurkoodoo Ahow waligaaba Ijaabo dhexdeena Kalgacayl asiibye Arxanka nolosheena Iftiinka udaaray Ahow waligaaba
Queue is empty
-- / --