VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaan jilayaa jacayl - Lyrics

Haddaan jilayaa Jacayl haddan jawi caashaq galay Haddaan jaan goynayaa Naflaha kii aan jantee Jaleecada eegmadiisa Qalbigu jiituu ka helayee Jamaalkiis iyo asluubta jaliilku siduu u uumay lajoogiisaa jeclahee marnaba kama jeesan karoyee lajoogiisaa jeclahee Miyuuba jiraa maya maya maya Miyuuba jiraa maya Miyuu jiraama midaan Dunida Ku jimayn karaaya Hadaan jeestaynayaa Hadaan jiifkii ka toosay Hadaan jikaarkii ka reestay noolaha kii aan jeclaaday Farxadi way jirtaayee Jamaalkiis iyo asluubta jaliilku siduu u uumay lajoogiisaa jeclahee marnaba kama jeesan karoyee lajoogiisaa jeclahee Miyuuba jiraa maya maya maya Miyuuba jiraa maya Miyuu jiraama midaan Dunida Ku jimayn karaaya
Queue is empty
-- / --