VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta La dhacay jacayl - Lyrics

dhabaan kuu jeclahoo Waxa dhaayahu arkaan Adaa ugu roon naflaha ee Anoo hanka ii dhisnaa Naftayduna dheefsataa Dhamahu farxadaadu wacan Udhigaa ma jiro ee Dhagtaan maqal ku Markaad erey igu dhahdo Waxaan la dhacaa jacayl Bogayga ku sii dhigmaa ?? Naftayda ku dhaadataa Dhiigaygaaad raacdoo Dhamaan xidaddada wadnaha Adaa wehel kaaga dhigayee Dharaartii waayahii Samo kaa dheeliyaa Naftaydaa dhaantaayo Dhibtaan kuula qeebsadaayee Dhagtaan maqal ku Markaad erey igu dhahdo Waxaan la dhacaa jacayl Bogayga ku sii dhigmaa ?? Naftayda ku dhaadataa
Queue is empty
-- / --