VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lugooyadan - Lyrics

Lugooyadan ila harteee Jacaylkan ila sinee Laad iyo iga tuuray buur Habeen qura kama ladoo Laciif buu iga dhigeee Sideen ugu lug baxiyee Adaa lahdada xumaaan Nafyahay kala laabtoo Nahwiga caashaqa ihelay Lurkiisaba aan qabin Inaan kaligay luga'oo Nafee igu labo ahayn Inaan laamaha luxoo Waheey way ?? Naftayda naftayda naftayda miyaan lunshaa Anoo leexdada sariyo lalaayo daruuraha Lurkii cashaqa ihelay Lilaalihi qofaan ahayn Miyaan laaciisiyo Ulaab kacay hiigsigii Adaa lahdada xumaaan Nafyahay kala laabtoo Nahwiga caashaqa ihelay Lurkiisaba aan qabin Inaan kaligay luga'oo Nafee igu labo ahayn Inaan laamaha luxoo Waheey way ?? Naftayda naftayda naftayda miyaan lunshaa
Queue is empty
-- / --