VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maaweelo - Lyrics

maaweelo maaweelo midkii aan aduunka oo dhan ka midhee maankaygu raacoow maantaa meel san uun i gayso maaweelo ma bogsiiso meel ku bukto madadaaalo kaama maydho murugadoo malmaha is guraayiyo mudadii baynu gaadhne mutafaqnaa mutacadnaa maaweelo maaweelo midkii aan aduunka oo dhan ka midhee maankaygu raacoow maantaa meel san uun i gayso asaagay hablaha maanta meel aan alnuur ahayn ma doonaan agabka yaalee alaylahe ila maseeyoo al alnuurna a alaabta aqalkeena aan ka keeno aan mabsuudee oo arooska ehelkeenu u mashxaradaaan aamiinta ducadiyo alaylahe ayaantaa aqbal nolosheenu weeyaan lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --