VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi rabadh - Lyrics

Hankii kamanreebinoo Kaan rabayoow Xiskaan iraacaybaa rabaayad noqdee Miyaan udarnaa cishqiga Riitadoo Waxaan maqanbaa raja uun kusugaa Dhaxaan rig rignaa Raxleeyay dartaa Dhaaxaan raacdada rafaad umutee Raxmada caashaqu Hadmay ku rushayn Qalbiga rabadhkii Hadmuu radayaa Hadaan ruuxdani Ragaba kaligaa umooday Rafiiq raaliyo maan noqdeen dartaa raraniyo Rafaad qarsadeen Adaa raxan RAAF shay Jacaylka ra joobay Inten run la,an riyuun ku jiray Khilaafka ragaad shay raadkii cish qiga Adaa kala ridayb deer keenii dhisnaa Inteen ruku mada ha rujin kalahaa Dhaxaan rig tignaa raxleeyay dartaa Dhaxaan raacdada rafaad umutee Raxmada caashaqu hadmay ku rushayn Qalbiga rabadhkii hamuu radayaa
Queue is empty
-- / --