VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaalnimo - Lyrics

Walaalnimadu waa wehel Dan qudha wada wadaagoo Waligood kala GU,in Ma bogaadin guurkaagii Waa mataano loo tiirin Farxadaadu waa farxadayda Ana taydu waa taada Wiilal iyo gabdhaba wehel kuu noqdoo Wayne ha idinku deeqee Wanaagaad abuurteen Noolaada waligiin Walaalnimada waa nolol Waa dhalasho waynoo Wacadkooda lama furo Salfudaydsi mooyee Waan jeclaa agjoogaaga Farxadaadu waa farxadayda Ana taydu waa taada Wiilal iyo gabdhaba wehel kuu noqdoo Wayne ha idinku deeqee Wanaagaad abuurteem Noolaada waligiin
Queue is empty
-- / --