VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wawi jaceyl - Lyrics

Yurub: Sida uu wadanahu wehel kaaga rabo Wadeec iyo cudoon Walwal iga dhowr Nimcaan: Waxyeelo iyo hanaan Waan kula rabinee Adigana wadajiriyo Hakatagin wanaag Yurub: Kolku waab baryaba Weelashaa indhahu Yay kuwaayinoo Wajigaaga tabin Nimcaan: Nafta waayo badan Wacaneey ku tiri Yee weehanine Qasiisiya ka dhowr Yurub geenyo: Waqti badan Kalgacal Naf walaacsaneed Dhado waysiyo Dhanne dhanne Dhanan wawi jaceyl Nimcaan: Waayahee Axdi wayn noqdiyo Waxyeelada darteed Yaanan waayaba oran Yurub: Warsan iyo Sidaan wacnaan kula rabo Wacadaraha kalgacal Wakiil iga noqo Nimcaan: Weecankaygiyo Wareer ha iga filan Walbahaar jaceyl Adna wacadka adkeey Yurub: Wadka oo idilin Weeligeed aduunyana wiiqmanee Ha iga weecininee ebad Nimcaan: Waxaad tahay qof mudan Waxdeeda oo Waa wadaageenaa Waayaha aduun Yurub geenyo: Waqti badan Kalgacal Naf walaacsaneed Dhado waysiyo Dhanne dhanne Dhanan wawi jaceyl Nimcaan: Waayahee Axdi wayn noqdiyo Waxyeelada darteed Yaanan waayaba oran
Queue is empty
-- / --