VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barako iyo amiin - Lyrics

beel ku hadli maaye sidii ubax bustaaniyo barbar webi ku yaalo inta uu iskii baxay waliba baarka laga jaray biyo waayin abidkii bilicdiisi leeyaho ninkuu helo barwaaqo bil iyo nasiibkii qoyskii badhaadhiyo kala hela barwaaqiyo rabigay balaadhshe ubad uu ka beere barakooba noqotaye bismalaahi aamiin been ku hadli maaye maalin dhano kala baxay sharad baratan loo galay bilad geesi qaatoo bulshadaba u madaxoo beenta daajihiyo boqor iyo ugaaso dumar jaadka bilata bil iyo nasiib lee qoyskii badhaadhiyo kala hela barwaaqiyo rabigay balaadhshe ubad uu ka beere barakooba noqotaye bismalaahi aamiin been ku hadli maaye basarkaaga wacan edebtaada loo bogay kugu faani waaye boqorkaagi ku dhalay baxsan hooyadaaba samo kugu barbaarsho ninku helay barwaaqo bil iyo nasiibkii qoyskii badhaadhiyo kala hela barwaaqiyo rabigay balaadhshe ubad uu ka beere barakooba noqotaye bismalaahi aamiin been ku hadli maaye balantii adkeeye barbarkiisa hawlee intaa u baylihin xilka gudan ogaa beenta daajihiyo boqor iyo ugaaso dumar jaadka bilata bil iyo nasiib lee qoyskii badhaadhiyo kala hela barwaaqiyo rabigay balaadhshe ubad uu ka beere barakooba noqotaye bismalaahi aamiin
Queue is empty
-- / --