VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

Hilaaca baxaaya iyo Habeenku wanaagsanaa Hidiyo dhaqankeeni weeyaan 2x Hilawgiyo guurka wacan Ileen waa Hodan haboon Ileen waa Hodan haboon Iyo wiilkii hantiyey 2x Hilaw dheh habeenku weynaayee Hagaagtayee hoobalow hoobaa Hilaw dheh Hodana weeyaanee Hagaagtayee hoobalow hoobaa Hilaw dheh haboona weeyaanee Hagaagtayee hoobalow hoobaa Hilaw dheh Hodana weeyaanee Hagaagtayee hoobalow hoobaa Gabadh haybadloo Hoodaan la moodoo Rabi haybad siiyoo 2x Raymigana ka hodanoo Lagu hoydo weeyaan Quruxdana ku hodanoo La haweysto weeyaan Hodan gaari weeyoo Habka ay uu hadasho iyo Hanaanka iyo socodkiyo Hubqaadkaad ku garataa 2x Geesi lama huraaniyo Waxa helay halyay goba Geesi lama huraaniyo Waxa helay halyay goba Ubad ah hantaan iyo Ileen waa Hodan haboon Ileen waa Hodan haboon Iyo wiilkii hantiyey Hilaw dheh habeenku weynaayee Hagaagtayee hoobalow hoobaa Hilaw dheh Hodana weeyaanee Hagaagtayee hoobalow hoobaa Hilaw dheh haboona weeyaanee Hagaagtayee hoobalow hoobaa Hilaw dheh Hodana weeyaanee Hagaagtayee hoobalow hoobaa
Queue is empty
-- / --