VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anoo - Lyrics

anoo rabitaanka rajada kalgacaylka hankayga ka reebay hamiga raxmadii ka raagtay naftayda qalbiga ku rusheeyay hadaad riyo moodo rag haa u dabranaato jacaylkiyo raaxo rug baan kuu gayaa anoo ruxruxayaa ridada ruuxdiisa jacaylka ragaaday markaad u riyaaqay ka raali ahaatay run kaa filanasay hadaad riyo mood rakaha u dabranaato jacayl iyo raaxo run baan u gayaa
Queue is empty
-- / --