VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daydaygaagaan ku daaley - Lyrics

daydaygaan ku daalay doonistaadee waan ku doorto ku doonay ood i diide anoo dartaa u ooman dadaalna an yareysan dantena u hanuunsan ayaad docdaa ka boodee day daygaagan ku daalay doonistaade ood i deeqdee anoo daacad kuu ah dadaana kaaba doortay dushayda aan ku saaray ayaa damac ku qaatee
Queue is empty
-- / --