VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay - Lyrics

caashaqa kalsoonidiisa kurbadiyo dareenkiyo xiise kicintiisa kashkiyo halbawlaha kaydsaday jacaylkee kabakaadintoodii kaalay ii noqo'ee kori kori jacaylkoo kaalay kufka taan ka doortaay kaalay kaama maarmi karaye kaalay kalgacaylka ila kori kaalay xiisaha koolkoolintiisa kasbashada xasuustiyo kulan wadaageena kolba waxay naf jamatiyo karaamo siinteeda caashaqa kalkaaliso kaalay ii noqo
Queue is empty
-- / --