VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kurbo - Lyrics

kashayda jacayl korkeeda fadhiistay wadnahaa kurbanayaa qalbiga kalgaycaylka kol qudha aan ka xoroobin hadaad kaban layd kalkaaga jacaylka naftaa kaban layd kaw baad ku lahayd ragaa kuligiiye kaasaan noqon laa laab aan karayniin kufkaa raadintooda ayaa kaaftoomi karayn maankaa kohonayaa mar walba kulankaagoo koolkoolin u baahan kulankago hadaan ksaban lahaa kalsooni dhankaaga hankaa kori lahaa kaw baaad ku lahayd ragaa kuligiiye kaasaan noqon laa
Queue is empty
-- / --