VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aboorkaa cunaa - Lyrics

Ilaahaa amar wayn Oo awood lehee X2 Aadam kaan ma Ogee itaal yaridood X2 Aamnigay qabaan Is amiiris kood X2 Oodin inay ku taagan Tahaa ku taagantaa Ka adkee Iil aakhiradii aboorkaa Aaranaa yaan la hilma- Minee itaal ayaan Waayayee X2 Amaano waaye naftee Ergeey noogu tahee X2 Nin ku aaminayeey Ajar looma dhigee Inkir iyo iin waaa Aayatiin xumeee X2 Adkaysta iiman allaa Iiman allaa uur buuxiye X2 Iil aakhiradii aboorkaa Aaranaa yaan la hilma- Minee itaal ayaan Waayayee X2
Queue is empty
-- / --