VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Darbi iyo duur - Lyrics

Duufaan iyo dabayl Lulaysaa damin kan Ila soo darseene dar Alay iigu deeyene Ducadii oow diinle Nuuree X2 Danbi daad kaama Qaadee dulmi daa Inkay daah masaare Dad iyo duur mala Isku deeyee dareen Kaa la haawee X2 Dab iyo daayac iila Doontooy iidul qaad Dul iileheene dan dara- Daan maa laygu deehaa An waa daalayee X2 Danbi daad kaama Qaadee dulmi daa Inkay daah masaare Dad iyo duur mala Isku deeyee dareen Kaa la haawee X2
Queue is empty
-- / --