VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gedi shambow - Lyrics

Gamuunkii soo gantidaa Gibilkii ay gaartaba gadoomaaye Geesiyoow nin kuu gafay maa Guuleesahaayee Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo Gurbaankaan Ow geedi shambow Lagu guurihaayee lagu guurihaaye Geedba geedka ka ween Sida loo gontoo Adaa garataaye Goshaan minaad gashid oo alla waa gariiraa Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo Gurbaankaan Ow geedi shambow Lagu guurihaayee lagu guurihaaye
Queue is empty
-- / --