VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabin jaceyl - Lyrics

soownigan daraadaa dad intaan la noolaa dibada iska taagee la coloobay dariskii caashaqu ma dabinbaa dayrtii la soo maray dhalintaa u daranoo ana la iiu dawgalay inta uu hore u dila anigoo digniin qaba waanigan dabaashee halkaad doonto igu moos sownigan daraadaa dhalintaan wadaagniyo ii diir naxaysiyo dayriyay aqoontii caashaqu ma dabinbaa diif wixii la soo maray damaciisu ba anyoo ana aan la dooday
Queue is empty
-- / --