VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Joogdheere - Lyrics

habeenkii ma jiiiftoo dharaartii ma joogoo waxaan jirayaayoo u jiidh go'ayaa jacaylka dartiisaa afkiibaa i jeelay juuq waan odhan waayay jiraa i haleeshay jihada iga halawday markaan kuu jeedoo ku jeexdo naftaydu jirkayga dubaaxee joog dheere macaane jeexayga badhkiiyow intaad ifka joogto mid kale uma jeedee jacaylka ilaali waxaan dad u jeedin ayaa i jabaaxay jidhkayga dhex qaaday jugtii iga gaaadhaa dhagtayda ka jaw le ii jiir nax aboowe dhanaba ha iga jeedsan dareenkii ha joojin jabkayga ka dhawrso meeshaad ila joogtoo waxaan ku jumeeyo runtii uma jeedee
Queue is empty
-- / --