VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaan la doodaa - Lyrics

Naftaan ladoodaa Dagaalaa duhur iyo Habeenkii samirna Diiday dul qaadkii Dayowdee aawada X2 Duurkiyo daleelaha Cidlada dugaaga uu Ku badan yahayee Dakharkii jacaylkage Ha igu daawanine Iga dawee macanow X2 Naftaan ladoodaa Dagaalaa duhur iyo Habeenkii samirna Diiday dul qaadkii Dayowdee aawada X2 Meel lama dagaan Ahoo dadba aan Lagu aragee buraha Dushooda sare iyo Waxan kaa daydaya Oo rucla orod kudaa- Lee daryeel ii lahow- Ee x2 Naftaan ladoodaa Dagaalaa duhur iyo Habeenkii samirna Diiday dul qaadkii Dayowdee aawada X2
Queue is empty
-- / --