VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ninba dahab lumay - Lyrics

Dantoo iga reebta maahee Nasiibkoo i diida mooyee Dantoo iga reebta maahee Nasiibkoo i diida mooyee Dadaalka yaraysan maayee Dadaalka yaraysan maayee Dadaalka yaraysan maayee Dadaalka yaraysan maayee Darmaan noolahoo dhan doonay Darmaan noolahoo dhan doonay Hadana meel quraa duwaysa 2× Ninbaa dahab lumay Si u doondoon Ninbaa dahab lumay Si u doondoon 2× Duday dhaladiyo dad khayr Daryeelka nafteeda doontaa Duday dhaladiyo dad khayr Daryeelka nafteeda doontaa La,aantaa la doogi maayee La,aantaa la doogi maayee La,aantaa la doogi maayee La,aantaa la doogi maayee Darmaan noolahoo dhan doonay Darmaan noolahoo dhan doonay Hadana meel quraa duwaysa 2× Ninbaa dahab lumay Si u doondoon Ninbaa dahab lumay Si u doondoon 3×
Queue is empty
-- / --