VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axlaam - Lyrics

ileen naf jacayl wada waaniyo wax sheeg way ka waalanto wacadkay gashaa wax kastaba ka wayn allaylahe wakhtigu waa ayaamo qudha waagii baryaba waan ku doonayaa wadadaad martaan ku wareegayaa runtii wacaneey axlaam weedhaad dhahdaa wehel ii ahoo wabiyaal rogmaday kama weecana karo alleylahe wakhtigu waa ayaamo qudha waagii baryaba waan ku doonayaa wadadaad martaan ku wareegayaa walee axlaamtaan jeclaa waaxyaha jidhkiyo wadnahay dagtee wakhtigaan is heli waan la yaabanee alleylahe wakhtigu waa ayaamo qudha waagii baryaba waan ku doonayaa wadadaad martaan ku wareegayaa
Queue is empty
-- / --