VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fadumo - Lyrics

neecaw qabooiyo nafta raaxadeedaay faadumooy waxaa tahay indhahooda nuurkood nimca iyo sareediyo inaan nolol raaxa leh fadumo ila wadaagtaay naftu waxa ay jeceshay ay naawilaysaa nabadii dhexdeenana faadumo inan adkaynaa nacab looma daayee ruuxnaba xanuuniyo naxli joogta qalbiga niyada kaaga hayaa nacas maaha runtii nimaad ooridii tahoo noloshiisa xalaaasha ah naftu waxa ay jeceshay ay naawilaysaa nabadii dhexdeenana faadumo inan adkaynaa
Queue is empty
-- / --