VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fartuun - Lyrics

fara adag aduunyadu ninba meel ku furaysee noloshuna fiirsi ma leeh hadaan reer la wada dhisin ka faaraa ma degayee kaligay faqaayoo sidii ruux la falayooo taayiradu u fiisheen sidaa loo dawayn karo feedhayda midigiyo wadnahaygu faasti uma shaqeeyoo farahay ka taageen fariin baan u dirayaa fiidmeerta duushiyo faysal aan u dhiiboo ha u geeyo fartuun fad habeen ka da,ayiyo fiid cawl la moodyiyo furihi janaadiyo aan ku fara adeegee fartuuneey waxaa tahay fiicnaantaan jeclaayiyo dumar taan ka doortee naftu faraxsanaydee fanaaniinta sanadkiyo abwaan faalo qoray iyo waiyaashaa tv kanaalada ku qorayeen jacayl siduu ii galayoo jajabiyay naftaydii dhana uma fiyoobiyo furaashkaan dul jiifaa fariin baan u dirayaa fiidmeerta duushiyo faysal aan u dhiibo ha u geeyo fartuun fad habeen ka da,ayiyo fiid cawl la moodyiyo furihi janaadiyo aan ku fara adeegee
Queue is empty
-- / --