VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaaridii haweenka - Lyrics

gaaridii haweenkaay tii aan gayaankeeda gaar uga xushee qalbigayga galiyaay guushiyo hogaankuba adaa gacalo ii hayo aari maayoo waligeed adoon ila gurmayni kaa gaabsan maayoo waan ku goobi doonaa hadaan iilka lay dhigin gaaridii haweenkay gambal soo dhashaa iyo gayigoo abaariyo gu, soo daa tahay cadceedoo gubaysoo gabigeed aduunyadu samaduna gudhan tahay geed la hadhsadaa tahay kaa gaabsan maayoo waan ku goobi doonaa hadaan iilka lay dhigin
Queue is empty
-- / --