VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees - Lyrics

inantaan is baranee inta balaga lay sudhay nalka iga bakhtiisaay taan badanka laabtiyo ka jeclaaday beerkay halista uga baaqaa mar hadaan bastay ahay baahidaan kuu qabo xiliguna ikaa baday barta nabarka dhaawaca intaan boogtu sii fidin adaa bi,iin karaayee boqoradii haweenkaay wadnaha bihil beernugayl badhkaygiyo wajigaaga igu dhawr wadnuuhu way i balbalayaa dhiigu way i burqanayaa boogay i danqanayee meel bahal galeeniyo boholaha xargagan baan nafta uga baqaayaa mar hadaan bastay ahay baahidaan kuu qabo xiliguna ikaa baday barta nabarka dhaawacan intaan boogtu sii fidin adaa bi,in karaayee boqoradii haweenkaay wadnaha bihil beernugayl badhkaygiyo wajigaaga igu dhawr
Queue is empty
-- / --