VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xariir - Lyrics

xariir aan ceeblahayniyo xalkii aayahaygaay xiisahaagu igu wayn xusuustaadu igu badan qalbigaygu kugu xidhan kuu xaadhan laabtaydu inaad ii xurmaysaad xanaanaysa dookhee intaan xay nahay caashaqa xilka u hay gaaridii xishoodkiyo edab lagu xasiliyaay xiligaan u fiirsado xidigtaada gobonimo ku xamdiyay illaaheena xilo iiga kaa dhigay inaad ii xurmaysaad xanaanaysa dookhee intaan xay nahay caashaqa xilka u hay
Queue is empty
-- / --