VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bureeqadii Puntland - Lyrics

Bureeqadii haween Kee puntland ka Timidee samo lagu Bar baarshaay suni- Yaha bil laga dhigay Timahoo bar sodagay Baar baxay lamood Yee x2 Waa midaan bukaan Arag belo laga xijaabo Bisin kana laraacshee X2 Baradaad ku dhalatay Boosaaso weeyaan Waa bishaaradaadee X2 Bidhaan taada wacan Iyo wajigaaga quruxda Leh bilic loogu deeqee X2 Qofkii aad isbarateen Beryo nolol wadaagtan Boholyow madaayaa X2 Bilan hooyadaa iyo Baashihii ku dhalay Baa basarkooda leed- Ahay x2 Baradaad ku dhalatay Bender qaasim weyaan Heshay baarigaagoo Waa bishaaradaadee X2
Queue is empty
-- / --