Heesta Garoob - Lyrics
Shalay markaad gabar
Ahayd gacaltooyo kuu
Qabay waa adigii igees
Maray naxariistii gooyo
Goob aan dheerayn
Galbis lagaaga tumay
X2
Guyaal dabaded hadad
Garoob ku noqotay gur-
Igaagii dumisay gadaal
Ugu noqo tiri waakuu
Garaad xumo x2
Haygu gaaf wareegin
Kuma guur sanaayee
Gaabsi daayoo gayaan
Iima noqotee good bye
Baan ku leeyahay X2
Hadaan galay godob
Jacayl gabdhaha kaa-
Lasoo baxay gaf bay
Igu eheed galabtaba
Imaqal go'aan kaygu
Wuxuu yahay garab
Kuuma noqon karo
X2
Mudan gashaantiyaa
Gurbood aanu daba so-
Con dumar ugu garaad
Wacan ayaan gogol
Kula hurdaa niyadaada
Igagooy x2
Haygu gaaf wareegin
Kuma guur sanaayee
Gaabsi daayoo gayaan
Iima noqotee good bye
Baan ku leeyahay X2