VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacan - Lyrics

Maxaan wayaha aduunku Jaceyl waqal igu abuuray Muxuu wadnaha iyo beerka Dhamaan waxyaha ku faafay...2X Maxaan wadayasha dhiigaa Jecleystay jacleystay in aan wadagno...2X Maxaan wacaney dartaa Colaad warmo lay afeesto Waa waliyoo halis teyda radshay...2X Hadad wacadkii dhaxdeena Xusustii ila wadaagtoo Waqliyoh ciil maan muteen...2X (((BOGGA LABAAD))) Maxaan waniyoh tusaale Ka weecday anoo arkayaa Maxeey wadari iila yabtoo Wargeesyada la igu qorayii...2X Maxaan wey darsi weynoo Jeclaa jeclaa kala wecad keena...2X Maxaan dumar kale warkood baa Waqtigu isku kaayo diidoo Waa weerdhoda nafteyda diiday ...2X Hadad wacadkii dhaxdeena Xusustii ila wadaagtoo Waqliyoh ciil maan muteen...2X ))) lyric by Dayran Omar
Queue is empty
-- / --