VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qamar - Lyrics

sarajooga muuqiyo tima sagal la moodoo sabarkeeda dhaafiyoo suuradeeda midabkoo aan wax lala simaa jirin sawtkeeda sheekada xubi lagu sargooyiyoo sumadii islaamkaay garashada sadkeedii midii lagu siyaartaay kalgacayl isaaqiyo sahwi igu abuurtoo waan seexan waaye raboow qamar na kulansii dahab aad u saafiyaa ama luul la saxar tiray nuur lagu siraadiyo qurux aan sal guurayn ma cadceedii subaxbaa dabci suubanaantiyo samirkiyo dulqaadkaa ma siday u dhalataa
Queue is empty
-- / --