VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sadriga - Lyrics

in jacaylku sabab yahay sumal xaadis badan yahay oo uu sadriga sina uga maqnan karin cilmibuu la saqafyoo ruux sabana soo maray uun baa sahal uga jawabe ana sabana badan baan ku saadaalinaayee nafta kugu sasabayee in jacaylku sumadiyo sawir lagu gartaa jiro oo aanu qof suuradayn karin soo jireena uu yahay silic iyo dhib leeyahay oo sahwigiisu badan yahy ana sabana badan baan ku saadaalinaayee nafta kugu sasabayee
Queue is empty
-- / --