VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyada - Lyrics

Aduunyada waanadiyo Walaaliyo labo is jecel Wadago nolol ku wacan Ayay ku wanagsan tahay Naftiina wehel keeda iyo Wadnaha kay laqebsatuu Siduu yahay lay wade Wadeeco ka dhowrataa X2 Wajiga faraxiisiyow Wada dhiigaygiyow Miyaan wali kuu war- Amay jecel i warabisee X2 Adunyadu wada jirkiyo One iyo labo wacad Dhigtoo wadar isku Aaminay ayay ku wan- Aagsan tahay adaan Waagii baryaba war- Diga kuu soo rogaaa Waynaha kaaga tuugaya Wax yeelo inay ku gaarin X2 Wajiga faraxiisiyow Wada dhiigaygiyow Miyaan wali kuu war- Amay jecel i warabisee X2
Queue is empty
-- / --