VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aqal - Lyrics

Siduu aabaheen yidhi Lama doonan naf rabee Waa inaan adeecnaa Inaan i ogayn ayaankeed Hada is arkoodaa Ama umar jacayl Aboobee dhex maro 2× Is adeecideediyo Aqal wada dhiskooduba Waa kuudka nolashoo Waa waa astaanta gobanimo 2× Alalaasku waa farax Hamigu waa aroos Aqal iyo jacayl Ubad aayatiin wacan Alaa idiinka barinee 2× Siduu dhaxal awoow yahay Ama isla nasal nabaded Waa inaan ajiibnaa Ubaxa is guursaday Xagay abakaashada Ama ul iyo diir Wehel midaa noqdaa 2× Isku duubnidoodiyo Ayaa ila xul booguba Waa soo jacayloo Waa waa uduga qoyskee Alalaasku waa farax Hamigu waa aroos Aqal iyo jacayl Ubad aayatiin wacan Alaa idiinka barinee 2×
Queue is empty
-- / --