VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxkamad - Lyrics

cishqibaa i muquuriyoo maxkamad igu qaadayo intuu iga xidhay mijaha ayuu iga dhigay maxbuus waa muduci jacayl markhaatiga aniga marag igu fure masaladan hadii mala loo hayoo muftaaxii la helo aniga marnaba mid ka goyn karayn naftu muhatoo ka masaxi karayn meeshaan doono isii cishqibaa i muquuniyoo jirkayga ku maaxayoo intuu maankayga dagay ayuu masalaha dhigtee igu midhan kalgacal seeto igu maroo igu xidhay maree muxubada hadii la iska maydhayoo jarayaan midiyuhu
Queue is empty
-- / --