VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boosto - Lyrics

Hadaa ruux is barataan
uu balad fog kaa tago
balan aad laheydeen
ey ka raqato boostona

Ugbaad boholka caashaqa
barkimada la ooydaan
baryo hibashadiise

daris iyo rag hadalkood
ima maqal war beenoo
aan baadi goobee
tashi iyo nafsi igu wacan
nagu beeg alahayow

Hadiiliyo Hargeysiyo
burco fasax ku tagayoo
hadii hoowdka aadaan
barba bagasha dhamayaan

Oo aa jiri barbaarti
baxsan inan yar oo mudha
ku aruqod banaanada

daris iyo rag hadalkood
igma maqal war beenoo
aan baadi goobee
tashi iyo nafsi igu wacan
nagu beeg alahayow

Queue is empty
-- / --