VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaayo jaceyl - Lyrics

waxa aan la dhacayaa la dheel dheeliyayaa waa dhaawacaagee lafta dheere dhabarkiyo dhagahaa i culusoo dhaq dhaqaaqi maaye dhaayihii jacaylkow waan kaa dhulsugaya ha iga dhicin ha iga dhumin habeen ha iga dhixin ilayn waa dhibkayge waxa aan la dhuubtee dhuunigiina iga jaray waa dhibaatadaadee dhiigaygiibad tahay aan ku dhaadanaaye soo yara dhawoowoo
Queue is empty
-- / --