VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fillanwaa - Lyrics

Foosiyaay jacaylbaa Inta uu figii xidhay Daad igu faruuroo Fikir iyo naftaydii Baray foorsananta 2x Filan waaba waakane Falaadhihisa caashaqa Feedha ka wareegtiyo Kalgacaylkan kugu fiday Halkeebuu kaso fulay 2x Waxa aniga foosiya Faladhiisa igu ganay Fiirada dhaadheeriyo Farxadiyo wajiga furan 2x Cishqi igu fogaadiyo Xishoodban la fiigee Qalbigayga fahadoow Jacaylkaagu kama fulo 2x Aynigiyo filkaagiyo Faca adiga kaa weyn Xilo kaaga roonoo Sheeye faraca aadmiga Lama sheegin foosiyaay 2x Adiga filkaagiyo Faca ka calmadayee Waanu igu fogaadoo Kama fayoobi cashaqa Naftu kay ku farxdoow 2x Foosiyaa Waa fahad Foosiyaa Waa fahad 2x
Queue is empty
-- / --