VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shaama reer - Lyrics

sida shay xaririyo shaal midab shabeeliya sida dabab la shiilaad sheeda iiga nuurtaa shaki la' i aduunbaan shishe kuu jeclahayoo asaagay ugu sheegaa aduunbaan kugu shaamareera shacnigaaga wacaniyo shucaacii kalgacalba igu shiday jacaylkee adoon war kale shubin iga giiji shaqalada shaksi eebe quruxiyo sharaf hibo u siiyoo la shaqeeya dhiigo shiinsanayabaad tahe shirixyada dareenkiyo shafkiyo iyo wadnaha bidix adaa igu sharaxanoo shiin dhalay ayaankuye shan faroole ka ogow
Queue is empty
-- / --