Heesta Baal dhigayaa - Lyrics
sidii biyo dahab
midaan quruxeey
bogsiiya dhayaa
qalbiga baantay
bu'dii arag
naftayda badhee
bogayga adaa jacylka baray
ku beeray wadanaha
xubigan baahay
dartaa boholyoway
kuna baadsheey
baraha farxadiyo
bilaha noloshaaay
miyaan baxsaneey
beledka ruux kale
ku baal dhigayaa
sidii ubax baxay
midii aan u bogaay
iboodiya kaan
dataan bakhdataay
bilaha nolosha
ibaahi tiraay
adaa beerkiyo
ku nool beledka
cishqiga ku boqolaal
ku baabayb kasha
in iyo qalbigayga
boos ka dhistee
baraha farxadiyo
bilaha noloshaaay
miyaan baxsaneey
beledka ruux kale
ku baal dhigayaa